Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Dhul sabab u noqday in la xiro Cumar Shariif (Daawo Sawirada)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta dhagax dhigay xarun la sheegay in loo dhisayo in lagu diwaan galiyo  qaxootiga dalka dib ugu soo laabtay. Dhulkan uu dhagax dhigay Duqa Muqdisho ayaa la sheegay in milkiyadiisa la isku heesto murana uu horey uga taagnaa, waxaana dhulkan  murankiisa sabab u noqday in … Continue reading Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Dhul sabab u noqday in la xiro Cumar Shariif (Daawo Sawirada)